Taliska Booliska oo u digay ganacsatada & ciidan dharcad ah oo la dhigay Suuqyada Muqdisho

Taliyaha hoggaanka ilaalinta Canshuuraha iyo dhaqaalaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka digay in qiimaha maciishadda la kordhiyo. Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Muqdisho Gen. Cabdullahi Xasan Bariise Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayuu Ganacsatada Soomaliyeed uga digay inay sare u qaadaan maciishada quutul-daruuriga ah, iyagoo ka faa’ideeysanaya … Continue reading Taliska Booliska oo u digay ganacsatada & ciidan dharcad ah oo la dhigay Suuqyada Muqdisho